Waxa lagu wadaa in magaaladda Johannesburg,
South Africa lagu qabto shirka AfricaRising Youth Intl. Summit ,Inta u dhaxaysa 11-13 December 2025, kaas oo ay soo qabanqaabisay Hayadda AUDA-NEPAD.Shirkani wuxuu noqonayaa mid muhiim u ah dhalinyarada Afrika ee doonaysa in ay kaalin muuqata ka qaataan horumarka dhaqaale ,hal-abuur ,iyo hogaaminta mustaqbalka qaaradda .sidoo kale wuxu diiradda sarayaa sidii dhalinyaradda afrika looga dhigi lahaa laf-dhabarka horumarka waare .
Waxaa la filayaa In lagu soo bandhigo fursado is bedal ,hal-abuur iyo barnaamijiyo tageeraya dhilinyaradda doonaysa inay wax ka bedelaan bulshadda iyo dhaqaalah africa.
Shirku waxaa la qaban doonaa isgoo lala kaashanayo ururo waaweyn iyo hayado taageersan dhilinyaradda afrika,taas oo ka dhigaysa dhacdo aan la seegi karin sanadkan 2025.
Faahfaahinta iyo Isdiiwaangelinta
👉 Goobta: Johannesburg, South Africa
📅 Taariikhda:
11–13 December 2025
🌍 Website:
www.africayouthforumintl.org
📧 Email:
info@africayouthforumintl.org | lusiimadias.impo@africayouthforumintl.org
📞 Tel: +27 67
817 6121 | +27 82 576 7283
Gunaanad
Africa rising youth intl.summit 2025 waa fursad dahabi ah oo dhilinyaradda afrika ay ku muujin karaan kartidooda ,hal-abuurkooda iyo himiladooda mustaqbalka.haddii aad tahay qof xiisaynaya hada iska diiwaan gali halkan
