Climate Action Week Maldives 2026 waa munaasabad caalami ah oo si buuxda loo maalgelinayo, taas oo lagu qaban doono dalka Maldives laga bilaabo 15 ilaa 18 Janaayo, 2026. Barnaamijkan wuxuu isu keenayaa dhalinyaro, hal-abuurayaal, iyo hogaamiyeyaal caalami ah si ay uga wada hadlaan xalalka waara ee isbeddelka cimilada. Waa fursad gaar ah oo lagu baranayo, lagu kobcinayo xirfadaha hoggaamineed, isla markaana lagu dhisayo iskaashi caalami ah si loo badbaadiyo meeraha.
![]() |
| Climate Action Week Maldives 2026 |
Faahfaahinta Barnaamijka
- Dalka Martigalinaya:Maldives
- Taariikhdda :15-18 January 2026
- Muddada:4 Maalmood
- Ururka Qabanaya:International Institute of Meta Professionals (IIMPs)
- Wakhtiga ugu dambeeya codsiga :30 November 2025
Faa’iidooyinka
- Tigidhka safarka
- Hoyga muddada barnaamijka
- Cunto iyo dalxiisyo
- Agab iyo qalabka barnaamijka
- Warqadda casuumaadda
- Xubinimadda barnaamijka Sustainability Leaders Program
- Fursad la-talin iyo horumar Shaqo
- Fursad maalgelin
Mawduucyada Barnaamijka
- Isbeddelka cimiladda & ilaalinta Deegaanka
- Hogaaminta dhalinyaradda & Awood siinta bulshadda
- Hal-abuur, tiknoolajiyadda & ganacsiga
- Siyaasadda ,maamulka
- Horumarka waara
- Koorsooyin ilaalinta deegaanka
Shuruudaha u Qalmitaanka
- Da'da:15-50 sanno
- Dadka:Dhamman waddamada & aqoonyahannada
- Helitaanka:waa inaad diyaar u tahay inaad si buuxda uga qaybqaadato afarta maalmood ee barnaamijka
- Luqadda shaqada: English
Shuruudaha Xulashada
Waa In uu Leeyahya Sifooyinkan
- Awood hoggaamineed
- Hal-abuur & saameyn
- Dulqaad & la qabsasho
- Xirfadah isgaarsiinta
- Iskaashi & wada shaqaynta
- U Heellan arrimah caalamiga ah
Sida Loo Codsado
Buuxi codsiga onlaynka ah ee laga heli karo bogga rasmiga ah ee IIMPs.Ku lifaaq dukumiintiyada lagama maarmaanka ah:
Warqad ujeeddo (Statement of Purpose)
Bixi lacagta codsiga (application fee).
Sug warqadda xaqiijinta iyo casuumaadda haddii lagu doorto.
