". “THROUGH OUR LENS” – Ka Qayb Gal Tartankan Sawir-qaadista oo Ku Guulayso €500 iyo Safar Addis Ababa!

“THROUGH OUR LENS” – Ka Qayb Gal Tartankan Sawir-qaadista oo Ku Guulayso €500 iyo Safar Addis Ababa!

Waxa la furay tartan sawir qaadis ah oo lagu magacaabo "“THROUGH OUR LENS”", kaas oo lagu xusayo 25 sano oo iskaashi ah oo u dhexeeya Midowga Afrika (AU) iyo Midowga Yurub (EU).Tartankani wuxuu fursad weyn u yahay dhilinyaradda da'doodu u dhaxayso 16-30 sano kuwaas oo doonaya inay muujiyaan sida iskaashigu u badalay nolosha bulshadda iyo horumarka labadd qaaradood.


Maxaa Lagu Guuleysanayaa?

  • Ka qabgalka bilaash ah 
  • 25 sawir oo ugu fiican ayaa lagu soo bandhigi doonaq  Addisabab, iyo suurtagalnimada in lagu soo bandhigo Brussels
  • Sawirada waxa lagu dyadic doonaa daabacaad dijitaal ah (digitalpublication)
  • Labba guulayste aay heli doona £500 midkiiba iyo safar qarashka laga bixiyey oo Addisabab ah

Shuruudaha Ka Qaybgalka

  1. Waa Inaad da'daadu u dhqxayso 16-30 sanno 
  2. Waa in aad tahay mu waadin ka tirsan wadamadda midowga afrika 
  3. Sawirka waa in lagu qaaday gudaha waddan AU ama EU ah 
  4.  diridda  sawirka ka hor 7-November 2025

Maxay Tani Muhiim U Tahay?

Iskaashiga u dhexeeya Midowga Afrika iyo Midowga Yurub wuxuu muddo 25 sano ah taageerayay: 

Ku Biir Tartanka Maanta

Ha seegin fursaddan cajiibka ah! Ku muuji sawirkaaga xiriirka qotoda dheer ee Afrika iyo Yurub — laba qaaradood, sheekooyin aan tiro lahayn, hal muraayad: mid adiga kuu gaar ah.

🗓 Deadline: 7 November 2025
📍 Goobaha Bandhigga: Addis Ababa (iyo suurtagal Brussels)
💶 Abaalmarin: €500 + Safar Addis Ababa ah
🔗 Codso Hadda: ec.europa.eu/eusurvey/runner/AUEU25

Sida Loo Gudbiyo Codsigaaga

Waxaad si fudud u buuxin kartaa foomka codsiga adiga oo gujinaya linkigan rasmiga ah:
👉 https://ec.europa.eu/eusurvey/runner/AUEU25