". Fursadda Dhalinyarada ee Diplomaasiyadda Dhaqanka – Young Cultural Diplomacy Forum (YCDF) 2026 ee Bali, Indonesia

Fursadda Dhalinyarada ee Diplomaasiyadda Dhaqanka – Young Cultural Diplomacy Forum (YCDF) 2026 ee Bali, Indonesia

 Waxaa hadda furan codsiyada loogu talagalay Young Cultural Diplomacy Forum 2026 (YCDF) oo si buuxda loo maalgelinayo, laguna qaban doono magaalada Bali, Indonesia, intii u dhexeysa 18 ilaa 20 December 2025. Fursaddan waxaa loogu talagalay dhalinyarada hal abuurka leh iyo isbeddel-doonka doonaya in ay ka qeyb qaataan wadahadallo caalami ah oo ku saabsan doorka dhaqanka ee diblomaasiyadda dunida.

Young Cultural Diplomacy Forum 2026

Macluumaad Guud

Waddanka martigelinaaya :Indonesia 
Goobta:Bali
Muddad: 3maalmood (18_20 December)
Nooca: Shir si buuxdda loo maagalinaayo
Ugu dambeyn codsiga: 15ka November

Faa’iidooyinka Maaliyadeed ee YCDF 2026 

Ka qaybgalayaasha la abalone waxay heli doonaan maal gelin  buuxda oo ay ku jiraan

  • Tigidhka (airfare)
  • Hoy (Accommodation)
  • Cunto maalintii inta lagu jiro shirka
  • Warqadda casuumaadda (invitationletter)
  • Agab khaas ah oo YCDF ah (merchandise)
  • fursad lagu jeediyo hadallo dhalinyaro (youth statements and intervention)
  • Shahaado(certificate participation)
  • Fursadda internship ah
  • Wakiil dal (country representative) ee YCDF

Shuruudaha U-qalmitaanka

Jinsiyada:Qof kasta oo dunida ka yimid waa uu codsankaraa
Da, da:16-45 sano
Nooca :qof xiiseeya ama ku dhiiran diblomaasiyadda dadweynah

Fursado Dheeraad ah ee CSCD & YCDF 

 Ka-qaybgalayaasha iyo ardayda hore ee CSCD waxay xaq u leeyihiin in ay codsadaan Barnaamij 6-toddobaad ah oo Shahaado Virtual ah oo ay bixiso Institute of Arts, Economy, and Diplomatic Studies (IAEDS). 

Sida Loo Codsado  

  1. Booqo bagga rasmiga ah ee YCDF 
  2. Buuxi foomka Si online ah