". Fursad Buuxda oo aad Wax kaga Baranayso Coursera (Bilaash!)-Barnaamijka -Refugee Youth Changemakers (RYCM) Global Digital Pathways

Fursad Buuxda oo aad Wax kaga Baranayso Coursera (Bilaash!)-Barnaamijka -Refugee Youth Changemakers (RYCM) Global Digital Pathways

Barnaamijka Refugee Youth Changemakers (RYCM) Global Digital Pathways ayaa furay codsiyada dhalinyarada ku nool Afrika, gaar ahaan qaxootiga iyo dhalinyarada nugul.Barnaamijku waa mid si buuxda loo maalgeliyey, waxaana lagu siinayaa koorsooyin bilaash ah oo Coursera ah iyo shahaadooyin caalami ah.Haddii aad rabto inaad barato xirfado dhijitaal ah, ganacsi, hoggaamin ama horumarinta xirfaddaada onlaynka – tani waa fursad kuu fiican.

Maxaad ka Helaysaa  Barnaamijka RYCM Global Digital Pathways? 

RYCM Global Digital Pathways?
RYCM Global Digital Pathways? 

Barnaamijku wuxuu bixiya 
1. Gelitaan Buuxa oo Bilaash ah (premium coursera Access)
2. Shahaadoyin caalami ah ( coursera verified certificates)
Marka aad dhamayso Koorsada 
  • waxaad helaysa Shahaado rasmi ah
  • Waxaad ku dari kartaa LinkedIn 
3. Tababbaro joogta ah (4 months of road map)
  • Waxa aad heli doontaa hagitaan joogta ah 
  • iyo is caawin dhanka fogaan Araga ah
4. Fursado shaqo iyo Horumarin 
Barnaamijku wuxu kaa taageeri doona 
5. Waxa aad ku biirdoonta dhalinyaro firfircoon

Yaa U Qalmaa? (Eligibility Requirements)

Barnaamijku wuxuu u furan yahay

Dhalinyaradda Afrika ku nool iyo ku nugul ee qaxootiyadda ku jira
Kuwa hayta Qalabka fudud ee waxlagu barankarayo sida Smartphone Tablet Laptop
Kuwa helaya Internet
Kuwa diyaar u ah 4 bilood oo waxbarasho ah
Kuwa xiisaynaaya in ay bartaan xirfaddo cusub

Mudada & Qaabka Barashada  

  • 4 bilood ugu badnaan 
  •  Is-barid (self-paced) 
  • Waxaa jira mentorro iyo dad ku caawinaaya 

Sida Loo Codsado (Step-by-Step)

1. Tag bogga rasmiga ah oo guji Apply Now.
 2. Buuxi Foomka Codsiga Ku qor: 
 3. Gudbi Codsigaaga Codsiyada waxaa lagu qiimeeyaa: 
 4. Haddii Lagu Doorto –  Waxaad heli doontaa fariin 
Email iyo Coursera access link. 
 5. Bilaaw Safarkaaga Dhijitaalka Raac jadwalka barashada 4-bilood ah. 

Gunaanad 

 Haddii aad tahay dhalinyaro Afrika ku nool – gaar ahaan qaxooti ama qof nugul – oo raadinaaya fursad dhab ah oo dhijitaal ah, RYCM Global Digital Pathways Program waa fursad aan la seegi karin. Waxaad heli doontaa tababar sax ah, shahaado caalami ah, iyo bulsho ku taageerta inaad noqoto changemaker mustaqbal leh.