Boggan waxaad ka heli doontaa fursado qiimo leh oo loogu talagalay dhalinyarada Soomaaliyeed. Waxaan kuu soo gudbineynaa: Macluumaad ku saabsan munaasabado iyo tartanno dhalinyaro ah, iyo sida loo codsado ka-qaybgalka. Deeqo waxbarasho gudaha iyo dibadda ah, iyo talooyin ku saabsan sida loo buuxiyo shuruudaha iyo sida loo diiwaangashado. Fursado shaqo, tababar iyo horumarineed oo ka caawinaya dhalinyarada inay gaaraan himilooyinkooda. Hadaba, ku xidhnoow boggan mar kasta iyo meel kasta, si a